Share with your friends via email

Wadanka Hindiya Oo Buundadii Ugu Dheerayd ka Dhistay Xadka Shiinaha.

Dawladda Hindiya ayaa xarigga ka jartay buundo uu dhererkeedu gaarayo 9.15 kiiloo mitir oo dul maraysa wabiga Lohit waana middii ugu dheerayd ee ay waligeed samaysato taas oo gobolka lagu muransan yahay ee Arunachal Pradesh ku xiraysa gobolka Assam e

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip