Share with your friends via email

Murashax Cirro Oo Walaac Ka Muujiyey Doorasho Xor Ah Oo Qabsoonta Inta Xukuumadu Xadhig Iyo Cago Juglayn Ku Hayso Siyaasiyiinta Mucaaridka Ah

Hargeysa(AFKA):-Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ah oo qaarkoodna la xidho, qaarna la weeraro.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip