Real Madrid ayaa markii 12 aad ku guulaysatay koobka Champions Leaque-ga kadib markii ay 4:1 ku xasuuqday Juventus kulankii magaalada Cardiff ka dhacay wuxuuna Zidane abuuray taariikh cusub oo ay ku soo fashilmeen tababaryaal ka khibrad badan isla ma