Share with your friends via email

Raysal Wasaaraha UK Oo Amar Ka Soo Saartay Dabkii Ka Kacay Dhisme Ku Yaala Galbeedka London

Raysal wasaare Theresa May ayaa amar ku bixisay in baadhitaan buuxa lagu sameeyo dabkii ka kacay dhisme ku yaalla galbeedka London, kaas oo dilay ugu yaraan 17 qof.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip