Share with your friends via email

Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar.

Hargeysa(AFKA);Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip