Share with your friends via email

Boqortooyada Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqday Inay Berri Tahay Maalin Ciid Ah

Riyadh(AFKA);-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday inay berri ay tahay maalin ciid ah kadib markii laga arkay bisha Shawaal boqortoyada Sacudi Carabiya iyo wadamo kale oo khaliijka ka tirsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip