Share with your friends via email

Daawo: Guddoomiyaha Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-fidriga

Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip