Share with your friends via email

Kooxda Dowladda Islaamka oo laga qabsaday qayb ka mid ah Raqa

Xulafada uu Maraykanka hoggaaminayo ee Suuriya ayaa sheegaya in fallaagada la magac baxday xoogagga dimuquraadiga ee Suuriya ay jabiyeen gidaarka qaybta qaddiimiga ah ee magaalada Raqa, oo ah halka ay ku xooggan tahay kooxda dawladda islaamiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip