Share with your friends via email

Madaxda Dalalka G-20 Oo Doonaya Inay Heshiis Ka Gaadhaan Farqiga Dhanka Ganacsiga Iyo Isbadalka Cimilada.

Paris(AFKA);-Saraakiil ka socotay dalalka ku midoobay G-20 ayaa tan iyo xalay gudaha magaalada Hamburg kaga shaqeynayay sidii looga gudbi lahaa farqiga dhanka ganacsiga iyo kan isbadalka cimilada ee kala dhaxeeyo Mareykanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip