Share with your friends via email

Xarunta CPA oo soo dhawaysay magacaabista Edna Aden

Hargeysa(AFKA);Xarunta CPA ayaa soo dhawaysay magacaabista marwo Edna Aden Ismaaciil loo magacaabay inay noqoto ergayga Jamhuuriyadda Somaliland ee wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip