Share with your friends via email

Sheeko Gaaban: Waxa Ay ii Bixiyeen Waxshi – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed (Hawd)

Waxa aan ahaa neef, shay, wax la lee yahay. Sayladda ayay i geyn jireen, dabadeed sida xoolaha xubnahayga tuutuujin jireen, oo kolka ay i ka la iibsanayaan muruqyadayda, gacmahayga, ilkahayga iyo xitaa caadhkayga eegi jireen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip