Share with your friends via email

Rwanda: Doorashada madaxtooyada oo loo dareerayo

Dadweynaha reer Rwanda ayaa saaka oo Jimce ah u dareeraya codbixinta doorashada madaxtooyada, iyada oo si weyn loo hadal hayo in uu ku guulaysan doono madaxweyne Paul Kagame.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip