Share with your friends via email

17 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Burkina Faso

Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan yahay in koox jihaad doon ah ay ka fuliyeen bartamaha caasimadda dalka Burkina Faso, Ouagadougou.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip