Share with your friends via email

Madaxweynaha Djibouti oo Maryakanka ka codsaday in laga caawiyo siddii ciidamo Afrikaan ah loo keeni lahaa xuduuda Somaliland iyo Djibouti iyo Madaxweynaha Somaliya oo Soo dhaweyay

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi laha

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip