Share with your friends via email

Shiinaha Oo Mareykanka Uga Digay Baadhitaan Rasmi Ah Oo Uu Ku Samaynayo In Shiinuhu Ay Xadaan Fikradaha Ganacsi Ee Mareykanka.

Washington(AFKA);-China ayaa sheegtay inay si adag u ilaalin doonto danaheeda dhaqaale haddii dowladda Mareykanka ay baaritaan rasmi ah ku billowdo tuhunka laga qabo in Shiinaha ay xadaan fikradaha ganacsi ee Mareykanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip