Share with your friends via email

Trump oo labo dhinac ku eedeeyay dhibka Virginia

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale labada dhinacba ku eedeeyay daganaansho la'aanta deegaanka Charlottesville ee ku yaalla gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip