Share with your friends via email

Daawo;Tirada qaxootiga Suudaanta Koonfureed oo korortay.

Hay`adda arrimaha qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in tirada qaxootiga Suudaanta Koonfureed ee ku sugan dalka Uganda ay kor u dhaaftay 1 milyan. Tan oo ka dhigeysa mid ka mid ah xasaradaha bini`aadannimada ee ugu weyn dunida.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip