Share with your friends via email

Dawladda Turkiga Oo Bangladesh Ugu Baaqday Inay Albaabadeeda U Furto Muslimiinta Rohingya

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu baaqay dowladda Bangladesh in ay albaabadeeda u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo cararaya dhibaatooyinka ka taagan is-maamulka Rakhine ee galbeedka dalka Myanmar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip