Share with your friends via email

Biyo Cabbista Badani Waxa Ay Qofka Ka Ilaalisaa Kansarka Labadiisa Nooc Ee Ku Dhaca Kaadi-Haysta Iyo Xiidmaha.

Hay'adda daryeelka caafimaadka aasaasiga ah ee dalka Qatar ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in biyo badan oo qofku uu cabbaa ay ka hortag u noqon karto laba nooc oo ka mid ah kansarka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip