Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland
Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mr. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka
qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, waxaanu tilmaamay inay kal-dambe q