Share with your friends via email

Dawladda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedihii Ay Dawladda Itoobiya U Jeedisay Ee Ahaa Baro-Kicinta Qoomiyada Oromada Ee Dalka Jooga.

Hargeysa(AFKA);Dawladda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eed ay dawladda Itoobiya u jeedisay oo ahayd inay Somaliland si qasab ah ku baro-kicisay dad qoomiyada Oromada ka soo jeeda oo tiradoodu gaadhayso saddex kun oo ruux.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip