Share with your friends via email

Qaramada Midoobey oo khubaro u saarayso tacaddiyada Yaman

Qaramada Midoobey ayaa ogolaatay in dalka Yaman ay u dirto koox khubaro ah oo baaritaan ku soo sameeyo dambiyo dagaal iyo tacaddiyo kale oo la sheegay in laga geystay dalkaasi muddadii ay socotay colaadda sokeeye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip