Share with your friends via email

"Wareegtada Madaxweynaha waan aqbalay, Waxaanan ballanqaadayaa In Aanan Ololaha Xisbiyada Ku Milmin" Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay soo saaray wareegto shaqaalaha dawladda laga mamnuucayo ka-qaybqaadashada ololaha siyaasadeed ee xisbiyada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip