Share with your friends via email

Dad Soomaali Ah Oo Loo Xidhay Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Edmonton Ee Dalka Canada

Soomaali qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa loo soo xidhay weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi oo shan qof lagu dhaawacay, sida ay sheegeen mas'uuliyiintu.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip