Share with your friends via email

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Suuro Gal Ahayn In Madaxweyne Siilaanyo Uu Cid Kale Ku Wareejiyo Awoodiisa Maamulka Ciidamada Qaranka Wakhtiga Doorashada

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay baaq ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay in Madaweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Komishanka doorashooyinka ku wareejiyo awooda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip