Share with your friends via email

Wasiir Oomaar '' Dhismayaasha UN–ka Carqalad ayeey ku noqdeen howlaha garoonka diyaaradaha

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada xukuumada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in dhimayaasha hay'addaha UNka ku leeyihiin agagaarka garoonka diyaaradaha caqabad ku yihiin howlaha ka socda garoonka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip