Share with your friends via email

Janaraalka Ugu Sarreeya Millatariga Dalka Zimbabwe Oo Ka Digay Faragalin Millatari

Janaraalka ugu sarreeya milateriga waddanka Zimbabwe ayaa ka digay suuragalnimada in faragelin milateri lagu sameeyo dagaalka siyaasadeed ee ka dhex taagan xisbiga haya talada waddankaasi ee ZANU-PF.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip