Share with your friends via email

Talyaaniga oo muddo 60 sano ah kaddib ka haray cayaaraha Koobka Aduunka ee sanadka 2018ka

Markii ugu horreysay muddo lixdan sanno ah xulka kubadda cagta ee waddanka Talyaaniga ayaa ku guuldarraystay in uu u soo baxo ciyaaraha Koobka Adduunka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip