Share with your friends via email

Daawo:Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Xilka ka Degaya

Madaxweynaha shacabka reer Somaliland doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa socdaal booqasho iyo salaan ah ugu tegay madaxweynaha waqtigan talada dalka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip