Share with your friends via email

Dalka Sweden oo Isha ku Haya Aqoonsiga Somaliland Kadib Doorashadii Madaxtooyada

Dalka Sweden oo ka mid ah waddamada waawayn ee Qaaradda Yurub, ayaa si gaar ah isha ugu haya inuu aqoonsado madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland kadib doorashadii Madaxtooyada ee badhtamihii bishan shacabkeedu ku doorteen madaxweynaha cusub.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip