Share with your friends via email

Wadaad loo heysto weerarkii Mumbai oo xabsi guri laga siidaayay

Wadaad u dhashay dalka Pakistan oo lagu magacaabo Xafiid Saciid oo Hindiya iyo Maraykanka ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay weerarkii 2008-dii lagu qaaday hotel ku yaala magaalada Mumbai ayaa xabsi guri laga siidaayay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip