Share with your friends via email

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe oo awoodda la wareegay

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa khudbad ka jeediyay garoon ciyaareed oo ay dad soo buuxdhaafiyeen, wuxuuna wacad ku maray in uu u shaqayn doono dhammaan muwaadiniinta Zimbabwe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip