Share with your friends via email

Geed nool (Sheeko gaaban) WQ:Saddaam Xuseen Carab

Kor buu u eegayaa geedka wayn ee sogsogta ah. Beerta reer Dhabbohaye, geed sidan u wayn lagama soo heli karo. Geedkani sooyaal badan buu ku leeyahay reer Dhabbohaye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip