Share with your friends via email

Wargeys Norway Ka Soo Baxa Oo Soo Bandhigay Masuul La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabo Wasiirka Baatroolka Iyo Macdanta

-Wargeyska Nettavisen ee ka soo baxa dalka Norway, ayaa baahiyay nin la filayo inuu Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabo wasiirka macdanta iyo khayraadka dabiiciga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip