Share with your friends via email

Dawladda Djibouti Oo Ku Dhawaaqday Inay Shixnadaha Itoobiya U Samaysay Qiime Dhimis Ah 45%

Dekedda casriga ah ee Dooraale ee Djibouti oo sannadkan xadhiga laga jaray, ayaa ku dhawaaqday inay qiime dhimis dhan 45% u samaysay shixnadaha laga leeyahay Itoobiya ee ka dhoofaya ama ka degaya dekeda Dooraale.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip