Share with your friends via email

Milicsiga Wargeyska: Xukuumada Madaxweyne Muuse; Ma Xul Baa Mise Waa Xal? -

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu khamiistii ku dhawaaqay golihiisii wasiirada ee inta badan ay bulshadu wada sugaysay, waxaanu soo bandhigay gole wasiiro ah oo ka kooban 32 xubnood oo isugu jira 23 wasiir iyo 9 wasiir-xigeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip