Share with your friends via email

Daawo: Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID oo Xukuumadda ku eedeyey inay ka caga jiidayso in golaha wakiilada ay hor geyso Xeerkii Diiwangelinta Codbixiyasha

Aqoonyahan Jamal Ali husen ayaa ka digey Dib u dhac Doorashada ku yimaada oo ay sababto Dib u dhaca ka muuqda Diiwangelinta Codbixiyaashu.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip