Share with your friends via email

Bosnia 'gashaantidii nolosha iyo geerida' oo xabsi lagu xukumay

Maxkamad ku taal dalka Bosnia ayaa 14 sano oo xabsi ah ku xukuntay haweeney loo yaqaan 'gashaantidii nolosha iyo geerida' dambiyadii dagaal ee ay gaysatay sagaashameeyadii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip