Share with your friends via email

Madaxweynihii Hore Somaliland Oo Kulan Tacsi Ah Ugu Tagay Faysal Cali Waraabe Oo Wiil Uu Dhalay Lagu Dilay Suuriya

Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan tacsi ah ugu tegay gurigiisa guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali waraabe oo wiil uu dhalay dhawaan ku geeriyooday dalka Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip