Share with your friends via email

Layaabka Aduunka Nin ku taajiray saacado gudahood

Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyaneer saacado gudahood, kadib markii shirkadaha waaweyn ee dalka Japan ay saami badan ka iibsadeen shirkadiisa aadka u kobcaysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip