Share with your friends via email

Maamulka Gobalka Amxaarada Itoobiya oo xirxiray dad rayid ah kadib markii ay isku dhaceen ciidamada.

Maamulka Gobalka Amxaarada Itoobiya ayaa sheegay in tiro badan oo rayid ah loo xiray doorka ay ku lahaayeen rabshadaha dilaaga ah kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof usbuucii la soo dhaafay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip