Share with your friends via email

Daawo:4 Qof Oo Ugu Dhintay Deegaanada Yadanka Iyo Jablaha Xanuunka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Iyo Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Gurmad Ufidisay Dadka Ujiifa Xanuunkani.

Inta La Hubo 4Qof Ayaa U Dhintay Ilaa 40 Qofna Waa U Jiifaan Xanuuunka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Degaanada Yadanka, Bali Caraale,Ceelal, Iyo Geesa Haye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip