Share with your friends via email

Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Zimbabwe Oo Geeriyooday

Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan xisbigiisa MDC ayaa sidaasi sheegay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip