Share with your friends via email

Sucuudiga :-Qoraa Sacuudiga U Dhashay Oo Dhaliilay Qaabka Looga Aadaamo Misaajidyada Dalkaasi

Qoraa dalka Sacuudiga u dhashay ayaa wajahaya baaritaan iyo waliba in warbaahinta oo laga joojiyo ka dib markii uu ku talobixiyay in dalka Sacuudiga ay misaajidyada ku bateen ayna sababeen in la dhibasado.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip