Share with your friends via email

Yurub:- Hayadda WHO Ayaa Ka Digtay Sara U Kaca Kiisaska Jadeecada Ee Qaaradda Yurub Ku Soo Badanaya.

Qaaradda Yurub ayaa wajaheysa kor u kac ku yimid kiisaska cudurka Jadeecada illaa iyo sanadkii 2017-kii, taasoo Hey'adda Caafimaadka Adduunka ay ku sheegtay masiibo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip