Share with your friends via email

Suuriya:-Qaramada Midoobay Oo Doonaysa In Xabad Joojin Laga Dhaqan Geliyo Suuriya

Waxa ka socda xarunta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay dedaallo xoogan oo diblomaasiyadeed kuwaas oo lagu doonayo in goluhu ku soo saaro qaraar ku baaqaya in xabad joojin bani'aadanimo laga dhaqan geliyo dalka Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip