Share with your friends via email

Hargaysa:-Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inuu Afka Ka Xidhay Shirkada Maal-gashi Ee Imaaradka Laga Sameeyay Ee Tuhuno Ka Dhasheen.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay saami qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada, Doorashooyinka soo socda, Shirkadda tuhunka dhalisay, sahaminta shidaalka, sicir bararka, wada hadalada Somaliland iyo Somaliya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip