Share with your friends via email

Suuriya:-Xabbad Joojinta Suuriya Oo La Filayo In Ay Dhaqangasho Saacadaha Soo Socda

Xabbad joojin soconeysa muddo shan saacadood ah oo lagu hakinayo weerarrada dowladda Suuriya ku haysa dhulka ay fallaagadu maamusho ee bariga Quuda ayaa lagu wadaa in ay dhaqangasho saacadaha soo socda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip