Share with your friends via email

Masar:-Heesaa Masaari ah oo la xiray kadib markii ay kaftan ka sheegtay wabiga Nile

Waxay u egtahay in aanan waxbo laga sheegi karin wabiga Nile-ka oo ah laf dhabarta nolosha dadka Masar, xitaa haddii qofka uu kaftamayo, waxaana arrintaas cashar adag ka baratay haweenay heesaa caan ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip