Share with your friends via email

Caalamka:-Qaramada Midoobey Oo Sheegtay In Gargaar Ay Gaarsiin Weyday Dadka Bariga Quuta

Qaramada Midoobey ayaa sheegeysa in sida kaliya ee macquul ah ee gargaar lagu gaadhsiin karo dhulka uu mucaaradku gacanta ku hayo ee bariga Quuda ay tahay xabbad joojintii muddada bisha ahayd ee uu dalbaday golaha ammaanku.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip